Manchester United ayaa sii wada in ay isha ku hayso Matheus Cunha iyada oo uu xiddiga Wolves galiyay heshiis lagu burburin karo heshiiskiisa cusub.