(Milano) 13 Dis 2016 – Kooxda Inter Milan ayaa dhigeeda AC Milan u diyaarisay kulan derby ah oo aad u xiiso badan, kaddib markii ay 2-0 kaga badisay Lazio, waxayna sii dheeraysatay rikoorkeeda guuldarro la’aanta ee garoonkeeda 16 kulan oo ay ciyaareen tartamada oo dhan.
