Mustaqbalka Vinicius Junior ayaa dhaliyay hadal heyn badan bilihii ugu dambeeyay, iyadoo Sacuudi Carabiya ay aad ugu riixday saxiixa Superstar-ka Real Madrid. Waxa uu ka hadlay xaalada ka dib guushii Talaadadii ee Champions League ee Manchester City, inkastoo weli uu jiro shaki badan, gaar ahaan madaxda kooxda ayaa lagu soo waramayaa inaysan si fiican uga falcelinin faallooyinka.
