Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inay dib u heli doonaan dhowr ciyaartoy oo joogta ah kulanka lugta labaad ee isreebreebka Champions League ay la ciyaarayaan Manchester City.