Barcelona ayaa ku dhammaatay inay diido xiisaha ay u qabto xiddigo badan oo uu ka mid yahay Eric Garcia, waxayna ku qancin kari wayday Ansu Fati inuu aqbalo heshiis amaah ah, taasoo ka dhigtay mid xasilloon suuqa January ee sanadkan – si ka duwan sannadihii hore.
